Nin Haan la farsameeyay doonaya in uu uga talaabo badda Atlantic (Daawo Sawirada)

Nin oday ah oo u dhashay dalka Faransiiska oo lagu magacaabo Jean-Jacques Savin ayaa bilaabay in haan loo farsameeyay sidii doon oo kale uga gudbo Badda Atlantic , haantan waxaa wadaya hirarka badda. Jean-Jacques Savin oo 71-sano jir ah ayaa  kasoo dhaqaaqay jasiirad ku taalla dalka Spain, waxaana odaygan uu ku safrayaa haanta la farsameeyay uu doonayo … Continue reading Nin Haan la farsameeyay doonaya in uu uga talaabo badda Atlantic (Daawo Sawirada)